الموقع الرسمي لفضيلة الشيخ

Jadwalka duruusta sheikhu qanaatkan ka wado: 1: Tafsiir. 2: caqiido. 1: Tafsiirku waxa uu live kiisu bilaabmaa salaadda maqrib ka dib, ●Xagga habeenada la dhigto: waxa la dhigtaa 5ta habeen ee isbuuca ugu horreeya (Sabti illaa Arbaca). ●wuxu marayaa suuratu Albaqara. 2: silsilad caqiido ah oo bilaabanta salaadda duhur kahor (11:30 am)saacadda geeska Afrika. ● Xagga maal maha la dhigto: waxa la dhigtaa 4 maalin (Sabti illaa Salaaasa) ●waxa la wadaa kitaabka Nawaaqidul Islaam.

Waxa aad kala socon kartaa duruusta 👇👇 https://t.me/Sheekhcabdikarim