الموقع الرسمي لفضيلة الشيخ

Hadafkeena

  • In dadka la baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray. Loogana digo shirkiga iyo noocyadiisa kala duwan

 

  • In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Allaha ka raalli noqdee

 

  • In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xarigga Alle kana tagaan kala qayb qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka

 

  • In wixii masaa’il diin ah loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha