Halkan Iska Diwaan Gali https://form.jotform.com/203184248742557
Shuruuda Looga Baahan Yahay Qeybta Onlineka Ardeyda Rabta
1. Inuu helaayo Mobile ka ama computer uu kala socdo duruusta.
2. In duruusta uu dhamaan wada dhagaysto iyada oo la siin doono user name uu isticmaalayo
3. In waqtiga imtixaanka laga qaadayo uu ilaaliyo.
4. Inaan imtixaanka laga hooseyn 70%.
5. In uu ilaaliyo ardeygu waqtiga waxbarashada
6. In uu bixiyo qarashka barnaamijkan uu ku shaqaynayo oo ah sidan:
A: haduu ardeygu joogo somaliland,somalia, Djabouti, Kenya iyo ethiopia. Wuxuu bixinayaa $40 lixdii biloodba bisha ugu horeysa.
B: Haduu joogo wadamada kale ee caalamka wuxuu bixinayaa $100 lixdii biloodba bisha ugu horeysa.
Fiiro gaara:
Barnaamijkan waa barnaamij qaab online u shaqaynaya sida loo dhigto jaamacadaha iyo macahada caalamka wax looga barto.
Hadaad Shuruuda Ku qanacday Halkan Kusoo Gudbi Magacaada Oo Sedexan Iyo Meesha aad joogto.
+252634867260 ama 634264436 ama 634147570