Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh {حفظه الله}
Suaasha 4aad: Qofbaa wuxuu suxuurtay eedaankii danbe isagoo moodaaya eedaankii hore in uu yahay waxaanu ogaaday markii danbe goortuu wax cunaayay in ay ahayd eedaankii danbe qofka noocaasa soonkiisii muxuu noqonayaa ?
The short link:
https://sheekhxoosh.com/?p=7022